download (41)

TACCSI TACSI TACSI TACSI TACSI

Axmed Yuusuf Ducaale, Cabdi Yuusuf Ducaale,Basra Yuusuf Ducaale, Sacdiya Yuusuf Ducaale iyo Safiya Yuusuf Ducaale waxa ay ka tacsiyadeynayaan Cali Salaan Jirde (Shoombe)Geeridii ku timi Xaaskiisa Allah ha u naxariista iyoca ruurtiisa hoyadood Hibaaq Cadiqaadir Koosaar oo maanta shil gaadhi ku geeriyootay magaalada HGSA . Anagoo tacsiyadeyneyna eheladii iyo qaraabadii dadkii shilalkii maanta kadhacay HGSA ku geeriyooday, waxa kale oo iyana tacsiyadeyneynaa Ilma Jaamac Muuse Bille oo ay hooyadood Xaliimo Cumar Ismaaciil ku geeriyootay magaalada HGSA. Gidiggood intaa dhimatay iyagana naxariistii janno ha ugu deeqo. Allaahuma Amiiiiin, Thuma ammiin.

Leave a Reply