Missing image

Hargeysa(Berberatoday.com)-Maareeyaha hay”adda Wadooyinka Somaliland Eng: Cismaan Sheekh Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadley xafiiskiisa, ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin warar sheegaya in uu khilaaf u dhexeeyo isaga iyo Wasiirka wasaarada Gaadiidka iyo horumarinta Jidadka Cabdilaahi Abokor Cismaan.

Leave a Reply