Tacsi100

Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi

  • Anag kaloo ah Ahmed Yuusuf Ducaale, Maxamed Muxumed Liibaan,Maxamed Abdilaahi Nuur,Maxamed Cilmi,Jamaal Xaaji Maxamed Muuse, Abshir  Nuur Cumar, Sulub Cali Amaan, Ibraahim Aaan Faahiye Cabdikareem Xasan Caalim, Cabdifataax Axmed Yuusuf, Cumar Xaaji Saciid, Yuusuf Cabdi Ibraahim,Maxamed Xaaji Muxumed Warsame, Mustafe Ibraahim Aadan, Cali Adan Mecaad iyo Aadan Muxumed. Dhamaan waxaan tacsi u diraynaa qoyskii eheladii iyo qaraabadii uu kabaxay Marxuum Ibraahim Cismaan Xasan oo ku geeriyooday magaalada arabsiyo Jimcihii Isla maalintaana lagu aasay Arabsiyo. Waxaan Ilaahay ka baryeynaa in Marxuumka janada ugu deeqo AAAAAAAAAAAAAAAAmiiiin   Aaamiiiiinnn.

Leave a Reply