RROOB

Roobab Xooggan oo ka Da’ay Hiiraan iyo Sh. Dhexe

December 08, 2019

La Wadaag
Arag Fikradaha

Roobka xiliga dayrta ayaa dib uga curtay deegaanno badan oo ka kala tirsan goballada Hiiraan iyo Shabellaha Dhexe.

Roobka oo aad u xoogganaa deegaannada qaara ayaa waxa uu cabsi ku abuuray dadka deggan agagaarka wabiga Shabeelle, gaar ahaa magaalada Baledweyne oo ay dhowaan ay saameeyeen fathaado khasaaro gaystay.

Xuseen Xassan Dhaqane ayaa warbixintan ka soo diray Beledweyne.

EMBED SHARE
Roobab xooggan oo ka da’ay Hiiraan iyo Sh.Dhexe
by VOA
EMBED SHARE
The code has been copied to your clipboard.

The URL has been copied to your clipboard
La wadaag Facebook
La wadaag Twitter

https://www.voasomali.com/a/5197583.html

No media source currently availa

Leave a Reply