Tacsi100

Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi Tacsi

Axmed Yuusuf Ducaale Cabdi Fataax Axmed Yuusuf, Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe), Axmed Nuuradiin,Jibriil Jaamaac, Abshir Nuur Cumar,Cali Cabdi,Axmed Cali Ibraahim (Sabeyze) Shuceyb Cabdilaahi,Mahdi Muxumed Nuur, Aadan Hanfi, Maxamed Taani,Cumar Kaahin, Axmed Jirde Xuseen, Cali Xasan, Maxamuud Maxamed Jaamac, Xasn Cabdilaahi Jirre,Jamaal Cabdi Muuse, Siciid,Mohamed Cilmi dhamaan waxaan tacsi kal iyo laab ah u diraynaa qoyskii eheladii qaraabadii iyo jaaliyada Somalilanderska ah ee Toronto uu ka baay marxuum Axmed Xaaji Nuur oo xalay ku geeriyooday magaalada Torono ee Canada. Gidigeenba Ilaahay samir iyo iimaan ha inaga siiyo marxuunkana janada ha ugu deeqo. Allaahumma Amiin-Thumma Aamiin.

Leave a Reply